Xildhibaan shaaciyay Ujeedka Madaxweyne Farmaajo ka leeyahay shirka uu iclaamiyay

Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay mar kale iclaamiyay shir hal maalin soconaya oo maalinta khamiista lagu dhameestirayo   wadahadalladii la xiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in ujeedka Madaxweyne Farmaajo shirkan u iclaamiyay uu yahay in uu ka cararayo banaan baxa looga soo horjeedo ee sabtida la … Continue reading Xildhibaan shaaciyay Ujeedka Madaxweyne Farmaajo ka leeyahay shirka uu iclaamiyay